Wararkii Ugu dambeeyay Dagaalkii Baydhabo iyo Banaan baxyo rabshada wata socda

Wararkii ugu dambeeyay aan ka helnay magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in wali xaalad kacsanaan ah ka jirto magaaladaasi, waxaana rasaas xoogan laga maqlayaa qeybo badab oo kamid ah magaalada Dagaalkii xooganaa ee ka socday agagaarka Madaxtooyada Baydhabo ayaa xoogaa qaboobay, waxaana lagu soo waramayaa in ciidamadii taabacsnaaa Abuu Mansuur ay dib uga gurteen goobihii dagaalka … Continue reading Wararkii Ugu dambeeyay Dagaalkii Baydhabo iyo Banaan baxyo rabshada wata socda